opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Cabdale -Sacad oo ka Cabanaya Musuqmaasuq ay sheegeen in lagu sameeyay  +Cod

big
FacebookTwitterGoogle+Share

Beesha Cabdalla ayaa cabasho xoogan waxey ka muujinayaan musuq maasuq iyo wax is-dabamarin ay sheegeen in Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Galmudg ay ku sameeyeen Ergooyinka ay qoreen Nabadoonada Beeshooda islamarkaana Waxgaradka ay u gudbiyeen Guddiga Doorashooyinka.

Nabadoon Maxamuud Aadan oo ka mid ah waxgaradka Beesha Cabdalla Sacad ayaa waxuu ku eedeeyay Guddiga Doorashooyinka in wax ka badal ay ku sameeyeen 51 Ergo ee Beeshooda ay u gudbiyeen Guddiga Doorashooyinka

Nabadoonka ayaa waxuu sheegay in cabasho ay u gudbiyeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, islamarkaana Madaxweynaha uu soo saaray qoraal saxan balse aan waxba laga qaban cabashadooda.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook