opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Bootaan Ciise Caalin oo kamid noqdo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
FacebookTwitterGoogle+Share

Bootaan Ciise Caalin oo kamid ahaa Baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday sidoo kale mar kasoo mid noqday Hogaamiyaashii Kooxaha ee katalin jiray magaalada Mudisho ayaa ku guuleestay in uu kamid noqdo aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka .
Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa helay codad gaaraya 28- cod halka Musharax Cali Sheekh Yaasiin (Cali Fadhaa) uu isna helay 20- cod, waxaa sidoo kale lab cod kaliya helay Musharax Cabdulle Faarax Xirsi.

Kursigan lagu tartamayay ayaa ahaa mid ay laheed Beesha Duduble, waxaana doorashada ugu dambeyn ku guuleestay Bootaan Ciise Caalin oo horey uga mid ahaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook