opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Boqorka Hawiye oo Go’aan Adag ka Qaatay Talaabadii uu Qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Sare”+Cod

capture-14
FacebookTwitterGoogle+Share

Boqorka Belaha Hawiye Boqor Cabdi Axmed Cali oo ka hadlay Shaqo ka Fariisinta lagu sameeyay Xubnaha Gaaraya 30-ruux oo lagu sheegay inay ka soo wada jeedaan Beelaha Hawiye ayaa Tilmaamay inay Colaado Sokeeye mar kale Dalka ka Abuureyso Talaabadaasi,

waxa uu shaaciyay in Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada sare ee Dalku yahay shaqsi ku Cusub SOomaalinimada isla markaasina aanu Awood u lahayn inu Talaabadaasi Qaado,

waxa uu Tilmaamay inay Beelaha Hawiye ka Digayaan Wax Weliba oo keeni kara in Dalka lagu celiyo Dagaalkii sokeeye kaasi oo ka dhigaya Dalka mar kale laga dhigo Goob Colaadeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook