opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C.salaan Hereri oo booqday Xabaalaha in ka badan 50 Somali ah oo lagu dilay Canada +Video

hereri
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu Wariye C.salaan Hereri kasoo diyaariyey Xabaalaha magaalada Edmonton, ee dalka Canada iyo Soomaalida ku dhaqan Halkaasi.

Warbixinta ayaa waxaa lagu soo qaatay in Halkaasi lagu dilay 50 Ilaa 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah, Taasi oo ay uga duwan yihiin Soomaalida kale ee Qurbaha Gashay oo aan Dhalinyar badan laga dilin, Waxaana Dood wadaag loo qabtay Soomaalida Halkaasi ku dhaqan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook