opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi kariin Khaliif Dhalac oo ku Guuleestay Xildhibanada Aqalka Hoose

FacebookTwitterGoogle+Share

Cabdikariin Qalif Cabdi Dhalac ayaa oo ku soo baxay Doorasho Maanta ka Dhacay Magalada Cadaado kadib Markii uu la tartamay Musharaxiinta kala ah Cabdiqadir Qalabxoor iyo xasan Maxamed Cali seed .
Qalabxoor ayaa ku haray wareega labaad halka labada musharax ee kale ay ku kala hareen wareega u danbeeya.

Cabdikariin Khaliif cabdi Dhalac ayaa waxa uu la soo shaqeyay qaar ka mid ah Dowladihi soo maray Dalka isagona mudooyinkii dambe dadaal adag kula jiray sidii uu ugu guuleysan laahyeen .

Guusha uu maanta uu gaaray Xildhibaan Cabdkariin Khaliif Cabdi Dhalac ayaa waxaa ay hor dhac u tagay doorshoyin adag oo dhawan la filayo in ay ka dhaco Magalada Cadaado.

Sidoo kale Maanta Magaalada Cadaado waxaa ka Bilaabatay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka soo galaya Maamul Goboleedka Galmudug.

Kursigii ugu horeeyay Doorashada Maanta waxaa ku soo baxay Xildhibaan C/wali Maxamed Qanayare Afrax,waxaan sidoo kale hadda socota Tartanka Kuraasta kale ee Aqalka Hoose ee Galmudug.

dsc05533 dsc05544

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook