opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdiqani Osman Kabreeto Maareeye ku xigeenkii Dekedda Muqdisho oo Geeriyoday

111
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka inaga soogaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhow oo maanta uu geeriyooday AUN Maareeyo ku xigeenkii Dekedda Magaalada Muqdisho Marxuum Cabdiqani Osman Kabreeto.

Marxuumka ayaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho isagoo la jiifiyay Xanuunka Hayey mid kamid ah isbitaalada Muqdisho ku yaala, balse maanta ayuu u geeriyooday xanuunkii uu la’ildarnaa.

Qaar kamid ah eheladda Marxuumka ayaa warbaahinta Gudaha waxaa ay u sheegeen in AUN Marxuum Cabdiqani Osmaan uu geeriyoooday iyagoona uga tacsiyadeeyda Umadda in uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook