opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi XAASHI Gaas wuxuu igasaaray Liiska Musharaxiinta +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasiga C.raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo Xiligan u taagan Xilka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, Ayaa C.wali gaas ka saarey Liiskaasi, Isaga iyo Ergooyinkiiba.

Wuxuu sheegay in C.wali Gaas oo sifo Sharci Daro ah Gudiga Doorashooyinka Amar ku siiyey, Wuxuuna sheegay inuu C.wali gaas hada iska dhigay Oday dhaqmeedkii 136-aad.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook