opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cadaado oo laga furay Xafis laga qadan doono Basaboorka Somaliga +Cod+ Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ku sugan Magaalada Cadaado ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya xafiis cusub ay ka furatay Magaalada Cadaado.

Waxa uu sheegay xafiiskan cusub in uu ka shaqeyn doono Hormarada iyo qalabeynta Garoomada Diyaaradaha ee ku yaalla Deegaanada Galmudug.

Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Garoomada Diyaaradaha ee ku yaalla Deegaanada Galmudug hada kadib laga qaadan doono Baasaboorka Dalka.

Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in markii hore Deegaanadaasi aysan ka jirin goob laga qaato Baasaboorka, balse hada ay suurtagashay in la helo goob laga qaato.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook