opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cadeymo Muujinaya in Dowlada Federaalka siisay Puntland 7 Milyan Dollar oo lasoo bandhigay +Video

cabdi-wali-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa magaalada Garawe kusoo bandhigay cadeymo muujinaya in Dowlada Federaalka Soomaaliya ku wareejisay Maamulka Puntland lacag ka badan todobo Milyan oo Dollar .

Madaxweynaha Puntland oo dhawaan ka hor hadlay Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa beeniyya in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka heleen lacago Deeq ah, waxa uuna tilmaamay in maaaulkiisa uusan lacagtaasi arag.

Xildhibaan Cismaan Diiriye Kulane oo Kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo bandhigay sida Dowlada Federaalka Soomaaliya u qeybisay lacago deeq ah oo gaarayay 20 milyan oo Dollar oo loo qeybiyay maamul goboleedyada, waxaana lacagtan inta ugu badan la siiyay Puntland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook