opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Chelsea oo beerka ka Garaacday Tottenham +Sawirro

99
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen naadiga ay isku Magaalada yihiin ee Tottenham iyaga oo kaga badiyey 2-1.

Tottenham ayaa laga soo afjaray sidoo kale 12 kulan oo aan laga badin Kulamdii Horyaalka England ee Xiligaan waxaana Gool ay lahor mareen loogu badalay 2 Gool oo ay kala dhaliyeen Pedro iyo Victor Moses Chelsea ayaana dib ula Wareegtay Hogaanka Horyaalka.

Chelsea:

Courtois, Azpilicueta, Luiz, Cahill, Moses (Ivanovic), Kante, Kante, Matic, Alonso, Pedro (Oscar), Costa, Hazard (Willian)

Unused subs:

Begovic, Fabregas, Batshuayi, Chalobah

Goals: Pedro, Moses

Bookings: Luiz

Tottenham:

Lloris, Walker, Dier, Vertonghen, Wimmer, Wanyama, Dembele (Janssen) , Eriksen, Alli (Nkoudou), Son (Winks), Kane

Unused subs:

Vorm, Trippier, Onomah, Carter-Vickers

Goals: Eriksen

Bookings: Dembele

Referee: Michael Oliver

Attendance: 41,515

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook