opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamada AMISOM oo la wareegay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado

Ugandan peacekeepers from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) patrol inside Banadir hospital in Somalia's capital Mogadishu, August 20, 2011, where malnourished children are housed in the facility. Thousands of internally displaced people have been making the treacherous journey from the worst-hit drought areas, mostly under the control of rebels, to Mogadishu to seek access to food and medication. REUTERS/Ismail Taxta (SOMALIA - Tags: MILITARY DISASTER POLITICS HEALTH)
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ee dhowaan gaaray halkaas ay ka wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo lagu xaqiijinayo ammaanka.

Ciidamada AMISOM ee ka socda Burundi iyo Jabuuti ayaa la wareegay xarunta Madaxtooyada Cadaado iyo xaruntii Kafaale ee hoyga u aheyd ergooyinkii wax ka dhisay maamulka Galmudug.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamada ay xireen waddooyin hor mara Madaxtooyada Cadaado iyo kuwa kale, si ay u xaqiijiyaan ammaanka.

Diyaarado ay leedahay Qaramada Midoobey ayaa maalmihii la soo dhaafay lagu daad-gureynayay Ciidamo isugu jria Burundi iyo Jabuuti, kuwaasoo ka qeyb qaadanaya sugida amniga doorashooyinka.

Ciidamada AMISOM ee loogu tala galay sugida ammaanka Cadaado inta ay socdaan doorashooyinka waxaa lagu qiyaasay inay gaarayaan illaa 400 askari.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socda diyaar garow ku aadan doorashada Aqalka hoose, waxaana magaalada ku qul qulaya Musharaxiin Xildhibaano oo dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleysan lahaayeen Kursiga Xildhibaanimada Aqalka hoose.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook