opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamada DF & AMISOM oo B/weyne Bandow ku soo rogay

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa si rasmi ah magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ka dhaqan galay bandow uu maamulka gobolka hiiraan ku soo rogay magaalada xiliyada habeenki ah.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahan kuwa jabuuti & ciidamada DF ayaa lagu arkayay xaafadaha kala duwan ee magaalada iyadoona dadka ay ciidamada ku amrayeen in ay xiraan goobahooda ganacsiga.

Maamulka gobolka hiiraan ayaa sheegay in bandowga la saaray xiliga habeenki loogu tala galay in lagu xaqiijiyo amaanka xili mudooyinki la soo dhaafay ay falal amaan daro ka dhacayeen magaalada baladweyne.

Bandowga ayaa bilaabanaya 7:00 fiidnimo iyadoona uu ku egyahay 6:00 subaxnimo sida maamulka ay gobolka hiiraan iyo saraakiisha ciidamada amaanka ay shaaciyeen.

Waxaa habeen ka hor magaalada baladweyne lagu dilay labo askari oo ka tirsana ciidamada dowlada soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook