opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamada Galmudug iyo Puntland oo Maanta la kala Qaadayo

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in guddiyadii ay magacaabeen Madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug ay wadaan Qaban Qaabo lagu kala qaadayo ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug.

Wariyeyaasha ku sugan Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in guddiga ay ku baxeen Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ,halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta degan, waxaana sidoo kale Magaalada ka socda qaban qaabo lagu kala qaado labada ciidan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook