opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamadii ugu Badna ee Galmudug oo la Geeyay degano puntland ay ciidamo Geysay

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka Naga Soo Gaaraya Deeganka Saxaqurun aya Shegaya in Halkaasi ay Gaareen Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudug kadib Markii sida la shegayo Degano u dhaw Dhaw ay soo gaareen Ciidamada Puntland

Wararka aya intaasi ku Daraya in Ciidanka Puntland ay isaga Baxeen oo Dib u Gurasho ay sameeyeen deganadii ay soo Gareen ila daraad Ciidamo ka Tirsan Puntland kuwaasi oo Sida la soo shegayo Qal qal iyo Walwal ku abuuray dad xoolo dhaqato ah oo Halkaasi Dagan.

Xoolo Dhaqatada Degankaais oo u qaylo dhaan Dirsaday Galmudug aya waxa halkaasi gaaray kulanyo ka mida ciidanka galmudug kuwaasi oo la soo shegayo in Amniga Deganadaasi ay sugi Donaan.

Sikastaba arintan aya waxa ay ku soo beegmaysa Xili Heshiis aan wali gun laga gaarin la kala dhax dhigay maamulada galmudug iyo puntland kadib dagaal socday in ka badan halbil uu ka socday duleedka gaalkacyo waxana dagaladaasi ku dhintay in ka badan 50 qof halka 170 ay ku dhawacmeen dagaladaasi ,waxana sidoo kale dagalkaasi ka qaxay in ka badan 80 kun oo ruux sida hay,adaha xaquuqul insaanka ay shegeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook