opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland oo Hubkoodii iibsaday

FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in hubkoodii ka iibsadeen Dagaalyahanada Ururka Al-Shabaab ee ku sugan duleedka Magaalada Kismaayo.

Tirada Askartan ayaa lagu sheegay lix Askari oo ka gadooday Maamulka uu hogaamiyo Axmed Islaam kaas oo ay dhibaato ka tirsananyaan.

Askartan ayaa markiib ay Hubka iibsadeen waxa ay adeen Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa mar marka qaar isticmaalo awood Qabiil iyagoona inta badan falal sharciga aan raali ka ahayn kula dhaqmo Askarta ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Masuuliinta kale.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook