opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamo Kumaandoos ah Ee Danab oo Maanta Tegaya Gaalkacayo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Maanta waxaa lagu wadaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug in ay gaaraan Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u Tababaran ee loo yaqaan Kumaandooska.

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maamulka Galmudug Xasan Maxamed Warsame ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidanka Kumaandooska ay Gaalkacyo imaanayaan islamarkaana ay la shaqeyn doonaan Guddiyada Labada Maamul ay u Xilsaareen ka shaqeyn Nabdda Gobolka Mudug.

Dhanka kale Guddoomiyaasha Gobolka Mudug ee Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta ku kala shaqeyn doona Waqooyiga iyo Koofurta Gaalkacyo,waxaana Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland uu Saakay ka shaqo bilaabayaa Koofurta Galmudug,halka kan Galmudugna uu ku shaqeyn doono Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland.

Arrintaan ayaa looga Golleeyahay is dhexgalka Bulshada Labada Dhinac si loo illoobo Dagaalkii ka dhacay Magaalada gaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook