opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidanka Cabdi Ilay oo Kaqayb galay Dagaalkii Gaalkacyo

cabdi-ilay
FacebookTwitterGoogle+Share

Muddo badan waxaa jirey hadal heyn ku saabsan in dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka qeybgalayaan ciidamo ka socda DDSI islamarkaana garabsiinaya kuwa Puntland.

Hadaba sarkaal ka tirsan Puntland ayaa si lama filaan ah wuxuu u qirey in ciidamadaasi ay safka hore kaga jiraan dagaallada, isaga oo sheegay in waxa lala dagaallayo yihiin argagaxiso.

Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo koobey Jaamac Dhubad ayaa sheegay in ciidamada DDSI Itoobiya ay ka qeybgalayaan dagaallada Gaalkacyo, islamarkaana tiro ahaan ay gaarayaan 500 askari.

Ciidamadan ayaa la sheegay in Puntland ay ka heleen dalabka ah iney caawiyaan, iyadoo la ogyahay in horey Galmudug iyo kuwa DDSI ay ku dagaallameen Galgaduud.

Hadaba xaqiiq ahaanshiyaha garabsiinta DDSI ee Puntland waxay sii hurin doontaa xiisadda dagaal ee ka jirta Gaalkacyo iyadoo dagaalkana wejiyo kale u yeeli karta.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook