opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidanka Danab ee Dowlada Somaliya oo Gaalkacyo lageeyay

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Warbaahinta Wardoon.net ayaa ogaatay in maanta ay kasoo dageen magaalada Gaalkacyo 3 Xubnood o oka socda UN ka iyo IGAD kuwaasoo korka ka ilaalinaya Xabad joojintii ay Puntland iyo Galmudug ku heshiiyeen.

Waxay kaloo Warbaahinta Wardoon.net ogaatay in Ciidan ka socda DANAB oo tiradoodu ay gaarauyso 20 Askari iyana la keenay magaalada Gaalkacyo si ay u ilaaliyaan Korjoogayaasha Xabad Joojinta.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook