opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciyaaryahan Bashiir Muufo oo lagu dilay Muqdisho

2
FacebookTwitterGoogle+Share

llaha u Naxariistee Waxaa Magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah Cayaartoydii dhawaan Horyaalka Heerka 3 aad kula Guuleystey Naadiga O.F.C isla Markaana ka diiwaan gashanaa Kooxda Heerka koowaad ee FC Heegan kaas oo lagu Magacaabi jirey Bashiir Muufo.

Cayaaryahan Bashiir ayaa u Geeriyoodey dhaawac ka soo Gaaray Bam Gacmeed lagu Tuuray Goob ay Joogeen isaga iyo dhalin yaro ah oo ku taala Degmada Xamar Ja jab waxaana Geeridiisa ka Tacsiyeeyey Gudoomiyaha Kooxdii uu Amaahda ugu dheelayey ee O.F.C Bashiir Salaad Bare (Bashiir dheer)

Bashiir Dheere ayaa sheegay in Cayaaryahanka Geeriyoodey uu ahaa Weeraryahan Goolal badan u dhaliyey kooxdiisa Horyaalkii ay dhawaan qaadeen isla Markaana uu aad uga Naxay Geeridiisa isaga oo uga Tacsiyeeyey qoyskiisa iyo Naadigii ay amaahda kaga soo qaateen ee Heegan waxa uuna alle uga baryey Janatul fardowsa in uu geeyo.

1 2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook