opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/laahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kusoo baxay Aqalka hoose ee H/Shabeelle

dsc08744
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa goor dhow dib uga bilaabatay magaalada Jowhar Doorashadii xubnaha aqalka hoose ee maamulka Hirshabelle oo maalmahan hakad ku jirtay.

Doorashadii ugu horeysay ee saaka ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa ku soo baxay wasiir ku-xigeenka warfaafinta Somalia C/llaahi Colaad Rooble oo horey uga tirsanaa baarlamankii uu xiligiisu dhamaaday ee Somalia mar kalena ka mid noqday baarlamanka cusub.

Sidoo kale, waxaa doorashada Hirshabelle ku soo baxay xubno ay ka mid yihiin Samiira Xasan C/lle iyo Yuusuf Xuseen Axmed oo ka mid noqday xubnaha cusub ee aqalka hoose, waxaana hadda socota doorashada xubnaha kale ee aqalka hoose, iyadoo maanta shan kursi loo tartamayo.

Waxaa aad loo adkeeyey saaka amaanka goobta doorashadu ka dhaceyso ee magaalada Jowhar oo lagu wareejiyey ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook