opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cristiano Ronaldo oo cadeeyey in uusan laga Roone ahayn+Sawiro

FacebookTwitterGoogle+Share

Weeraryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo beryahaan Warbaahintu ka qoreysey in uu yahay Raga loo yaqaan Laga Roone ama Jinsi ahaan loo tago ayaa Cadeeyey in uusan hayn Nuucaas ka dib markii uu banaanka u soo Saaray sir uu mudo badan qarinayey oo ah Gabdha ah Saaxiibtiisa Rasmiga ah.

Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu Xidiga Atletico Madrid ee Koke u Cadeeyey in uu yahay laga roone balse Lacag badan haysta isaga oo uga Jawaabayey Markii Koke kuyiri Waxaad tahay Raga loo tago ayaa soo bandhigay Georgina Rodriguez oo uu sheegay in ay tahay Saaxiibtiisa Rasmiga ah ee hada ka dib lagu ogaan doono.

Ronaldo ayaa sheegay in hadalka ay iska dhaafsadeen Koke uu ahaa mid ku yimid Xanaaq isla Markaana uusan uga Jawaabin Markii ay Madaxa isa saareen balse uu Jawaab jees jees ah siiyey Markii Cayaartu dhamaatay kana dhaliyey 3 Gool isaga oo ku yiri haa waan Noqon karaa laga Roone balse ogoow 3 Goolna waa kaa dhaliyey Waxaanan ka mid ahay dadka ugu Taajirsan Caalamka.

ka.

1 2 3

cristiano_ronaldo_koke_screenshot_600_by_400 cristiano-ronaldo-cuddles-up-to-mystery-blonde-after-flirting-with-eiza-gonzalez-ftr cristiano-ronaldo-pacificcristiano-ronaldo-showering-back-of-boat-spain-20 cristiano-ronaldo-showering-back-of-boat-spain-21 cristiano-ronaldo-wont-let-go-of-trophy

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook