opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cweli Gaas “ In Idaacadaha laga sheegayo wax aadan hubi Waxaa lagu Muteystaa Xabsi, ”+Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa si kulul ugu hadlay Eedeyn loo jeediyay ee ahayd inuu lacago fara badan lunsaday.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay qalad tahay in Nin Xildhibaan sheeganayo inuu ku hadlo wax uusan cadeyn u heyn.

Waxa uu sheegay in wararkaasi iyo eedeymaha loo jeedinayo aysan waxbo ka jirin oo laga been sheegayo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook