opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/Weli Gaas oo markale inkiray inuu lacag 7 Milyan Dolar kahelay Dowlada Fedralka +Cod

cabdi-wali-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray xildhibaan Puntland, kaasoo maalmo kahor saxaafada usoo bandhigay lacago malaayiin dollar ah oo Puntland ka hesho DF.

Gaas ayaa sheegay in Warkaas uu yahay mid aan laga fiirsan islamarkana an waxba ka jiin wuxuuna nasiib daro ku tilmaamay hadalka uu shaaciyay Xildhiban ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay xaalada deegaanka Qandala ee gobolka Bari oo iminka ay gacanta ku hayaan Koox ka tirsan Daacish wuxuna shegay in dhawan weerar lagu qaadi doono.

Cabdiwei Gaas,ayaa hadalkan sheegay xili maanta uu gaaray magaalda Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari isagoo ku maqnaa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo uu kulamo kulasoo qaatay hoggaamiyaha Galmudug C/Kariin guuleed.

HALKAN HOOSE KADHAGAYSO HADALKA XILDHIBANKA PUNTLAND

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook