opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daacish oo Ciidamo ka qoraneysa Qandala iyo Qorshe Halis ah oo Puntlland ku soo wajahan +Cod

imagesv
FacebookTwitterGoogle+Share

Dagaal-yahanada Daacish oo dhawaan qabsaday degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa bilaabay olole balaaran oo ay ku qorayaan dagaal-yahano cusub.

Olalahan ayaa waxaaay bilaaween ka dib markii ciidamo ka tirsan Puntland ay weerar kooban ku qaadeen Dagaal yahanada Daacish Ee Qabsaday Qandala.

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa la sheegay in ay ku sugan-yihiin goobo aan wax badan ka fogayn Qandala oo ilaa iyo hadda ay ka baraceen in badan oo kamid ah dadkii deegaanka.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook