opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daacish oo Qarax khasaare geystay la eegatay Ciidamada Puntland

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Koonfurta magaalada Boosaso ayaa sheegaya in halkaasi uu qarax ka dhacay kaasi oo lala beegsaday ciidamada badda ee Puntland.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu beegsaday baabuur ay ciidankaasi la socdeen, waxaana la sheegayaa inay ku dhaawacmeen askar dhowr ah.

Buuralayada Galgala ayey ku dagaalamaan ciidamada amniga ee Puntland iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Hawlgallo milatari oo sannadkii hore ay sameeyeen ciidamada Puntland ayaa goobo ka mid ah buurakayda Galgala looga qabsaday maleeshiyada Al-Shabaab

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook