opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Ugandha

h_52599416
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya dalka Ugandha ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaad hubeesan uu ka dhacy Galbeedka Wadankaasi, waxaana dagaalka k adhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalka ayaa lagu soo waraayaa in uu u dhaxeeyay Maleeshiyaad hubeesan oo taageera Boqor dhaqmeed lagu magacabao Rwenzururu, Charles Wesley Mumbere oo degan Deegaanka Kasese ee galbeedka Ugandha..

Maleeshiyaadka Boqorka taageersan ayaa weerar ku qaaday saldhig ay lahaayeen ciidanka booliiska oo kuyaala deegaanka Kasese ,waxaana labada dhinac dhax maray dagaal xoogan oo qasaaro badan dhaliyay.

Inta laxaqiijiyay dagaalka waxaa ku dhintay 14 qof ay ku jiraan dhinacyadii dagaalamay, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kale oo badan, xiisad ayaana wali ka jirta deegaanka uu dagaalku ka dhacay.

Boqorka maleesgiyaadkiisa weerarka geesteen ayaa beeniyay in uu weerarkaasi ka dambeeyay raga hubeesana ay isaga tagaeersan yihiin, waxaana la sheegay maleeshiyaadka weerarka geestay in ay doonayaan in ay ka go’aan dalka Ugandha intiisa kale.

Charles Wesley Mumbere royal photos, and with Queen Agnes. Buhikira Royal Palace, Kasese, Uganda.

Charles Wesley Mumbere royal photos, and with Queen Agnes. Buhikira Royal Palace, Kasese, Uganda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook