opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Hadda Ka Socda Galbeedka Magaalada Gaalkacyo +Cod

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka naga soo gaaraya iminka magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in uu dagaal ka bilowday Galbeedka magaalada Gaalkacyo.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in dagaalka uu iminka ka socdo Galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal, dagaalkan ayaa bilowday gabal dhicii waxa uuna u dhexeeyaa ciidamada Puntland iyo ciidamada Galmudug oo garab ka helaya ciidamada Nabadsugidda Dowladda Soomaaliya NISA, Dagaalka oo qorax dhacsaday ayaan la ogeyn sida uu ku biloowday iyo khasaaraha uu geystay.

Dagaalkan ayaa Wuxuu kusoo beegmaya xili lasheegayo in heshiis hordhac ah ay imaaradka ku gaareen madaxda Puntland iyo Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook