opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Degmada Balanballe  +Cod

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Degmada Balanballe ee G/Galgaduud ayaa ka warbixiyey Khasaraaha ka dhashay Dagaal Dad Xoolo Dhaqato ah ku dhxmaray Duleedka Degmadasi

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Balambal C/Risaaq Axmed Xalane ayaa sheegey in afar Qof ay ku dhimatay tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen iska Hor imaad dad reer miyi ah ku dhexmaray degaan banaanka ka ah balambal. Gudoomiye ku xigeenka ayaa shegey in iska hor imaadka uu yimid kadib markii labada dhinac ay isku qabteen cida lahaaneesa biyo roob ah oo fadhiistay degaanka.

Dadka rer miyig ayuu sheegey Gudoomiyaha inay Hubeysanyihiin islamarkaana aysan jirin Cid ay ka amar qaataan.

Dhinaca kale C/Risaaq Axmed Xalane Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Balambal ayaa ugu baaqay Wasiirada iyo Xildhibanada Galmudug ee ka Soo Jeda Labada Beel ee iska hor imaadka ku dhexmaray balambal inay ka shaqeyaan sidii dib u heshiisiin loo dhex dhigi lahaa.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook