opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Lagu Hoobtay Oo kasocda Caabudwaaq

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana dagaallkaasi uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkan oo socday saacado kooban ayaa sababay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, waxaana dadka dhintay isugu jiraan shacab iyo maleeshiyaadkii dagaallamay.

Inta naloo xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhintay in ku dhow 15 qof, iyadoo dhaawacuna gaarayo 25 ruux sida ay inoo sheegeen saraakiisha caafimaadka ee degmada Caabudwaaq.

Xaaladda guud ee degmada waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in weli halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo aad u daran, waxaana laga baqayaa in dagaalka uu intaasi kasii xoogeysto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook