opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal U Dhaxeeya Beelaha Wagardhac Iyo Reer Siyaad Xuseen Oo Hadda Ka Socda Magaalada Caabudwaaq

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Dagaal culus ayaa goor dhow ka bilowday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaasi oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in ay qaab beeleed u abaabulan yihiin.

Dagaalka ayaa ah mid ka dhex socda xaafado ka mid ah degmada Caabudwaaq, iyadoo hub culus ay dhinaycada is haya isku adeegsanayaan.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, balse waxaa lasoo werinayaa iney jirto waxyeello soo gaartey dad shacab ah iyo sidoo kale dhinacyada is haya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook