opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalka Gaalkacyo oo sii Xoogaystay iyo Wararkii ugu danbeeyay

index
FacebookTwitterGoogle+Share

­Waxaa xoogeystay Dagaalka ka socda duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Iyadoona Dagaalku uu kusii Fiday Goobo kala duwan, Sidoo kalana Hubkka culus ee la isku Adeegsanayo ayaa Lagu Waramayaa inuu ku habsaday mid kamid ah xaafadaha ku yaalla dhanka ay maamusho Puntland.

Dagaalka ayaa ku faafay deegaano dhowr ah waxaana goobaha Caafimaadka buux dhaafiyay dhaawacyo iyo meydad farabadan, Dhaawacyada ayaa kor u dhaafayo 11, halka dhimashaduna ay mareyso 8 ruux oo u badan shacab, Iyadoona Xaalada ay tahay mid kacsan waxaana wali la maqlayaa rasaasta noocyadeeda kala duwan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook