opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalka ka Socda Aaga Xarar-dheere oo 6 Ruux ku dhimatay +Cod

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa ku geeriyotay halka kuw dhaawacmeen tira intasi ka badan kuwasi oo dhamaantooda ahaa dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay

Deegaanka Dumay oo 50Km waqooyi Kaga Beegaan Dagmada Xarar Dheere ee Gobolka Mudug isalmrkaana ay dagalameen Dadka deegaanka iyo kooxda alshabab ayaa lagu soo waramaya in wali Halkaasi ay ka taaga tahay xiisad u dhaxeysa labada dhinac madama dagaalka uu qasaare isku jiro dhimasho iyo dhawac.

Gudoomiye ku xigeenka Dhinac Siyaasada iyo Amniga ee Gobolka Mudug Cabdi Xuseen Ayaa waxaa uu sheegay in Galmudug Halkaasi ay u direyso ciidamo gacan siiya dadka deegaanka madama uu xusay in wali xiisadu halkasi ay ka tagan tahay dowaladane masuul ay ka tahay ilaalinta dadka deeganassi sida uu hadalka u dhigay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook