opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

”Dagaalkii Gaalkcyo ayuu nooga faaideystay Gaas Waqtigiisa wuu Dhamaaday hana Dhaafo” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud(Kulalihi) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe wuxuu si adag ugu dhaliilay Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Xildhibaan Maxamuud Kulalihi oo u tartamayay kursiga beeshiisa ee Muuse Saleebaan ayaa sheegay inuu iscasilay oo uusan u tartamaynin xildhibaanimo, wuxuuna sheegay in Cabdiweli Gaas uu adeegsanayo laaluush iyo musuqmaasuq.

“Intii loo soo jeesan lahaa xaaladdeena Puntland dagaal Gaalkacyo ayuu Gaas isku howlay mar kastana dibadda ayuu ka aadaa markii uu billaabo, abaaro ayaa na hareeyay, musuqmaasuq, raashinkii deeq ahaan loo keeno suuqyada ayuu Cabdiweli Gaas ku gataa lacago false ah ayaa lagu sameeyaa Garoowe waa tan waa middan ma aniga ayaa sameystay lacagihii tolka idin soo dirayayna false-daas ayaa lagu la wareegaa” ayuu yiri xildhibaanka.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook