opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagalki Galkacyo oo Xogaystay Gaadiid dagaal oo Puntland laga qabsaday +Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaalka ka socda Magaalasi uu sii xoogeystay iyadoona hada Madaafiic iyo rasaas xoogan la maqlayo.

ilo wareedyo kusugan Magaalada Gaalkacyo ayaa ku soo waramaya in labada dhinac ay Gawaari ku kala qabsadeen Dagaalka waxaana ay inoo xaqiijiyeen in Gawaarida ay arkeen ay ahaayeen kuwa Puntland oo gacanta u galay Ciidamada Galmudug.

Khasaaraha uu geystay dagaalkan ayaa sii kordhaya, waxaana la xaqiijiyey in ay dhimashadu labada dhinacba kor u dhaafayso 12 dhinacyada ah, waxaana wararku ay cadeynayaan in ay jiraan dhaawacyo kala duwan.

Shacab fursad u helay in ay ka baxaan Magaalada Gaalkacyo iyada oo xabadu socoto ayaa warqaad waxaa ay u sheegeen in ay arkeen meydad daadsan wadooyinka xaafadaha Dagaalka uu ka socdo kuwaas oo tiro ahaan lagu qayaasay 10 Maleeshiyo.

 

1

2

3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook