opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhagayso Gaas oo Qudbad ka Jeediyay Shirka ka Furmay Garoonka Gaalkacyo +Cod

cabdi-wali-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa ka Hadlay Shirka ka Furmay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo,

Gaas ayaa ka Hadlay Arimaha Badan oo ku Aadan Nabada Gaalkayco iyo Sida Maamulkiisa uu Diyaarka ugu Yahay,

Waxa uu dhanka kale ka Hadlay Qodob Muhiim ah kaasi oo ah Sida Maamulkiisa uu u arko Cida ka Wada Hadleysa Xiisada Gaalkacyo,

Waxa uu sheegay in ay Haboontahay in Nabada Gaalkacyo ka Hadlaan Odayaasha Labada Dhinac isagoo Sababta ka Dhigay in ay Yaqaanaan Taariikhda Gobolka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook