opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug ee Shirkii gaalkacyo +Sawirro

6
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Gulled aya Qudbad Xasaasi ah ka Jeediyay Shirkii  Manata lagu Soo gaban Gabeeyay Kaasi oo u dhaxeeyay Maamulada Galmudug iyo puntland Xalna looga Gaarayay Dagaladii magaalada Gaalkacyo

Cabdi Karin Xuseen Gulled Madaxweynaha Galmudug aya Shegay in Galmudug ay Diyaar u tahay Sidii Shacabka Gaalkacyo nabad Loogu heli Laha  isla Marknaa  Bulshada ay wad Noolaan lahayeen

Qudbada Guuled aya wax uu ku soo qaaday sida  galmudug ay heegan ugu jirto naabda  iyo sidoo kale la dagaalanka argagaxisada waxna uu shegay in dhanka galmudug ahaan ay balan qaadayaan nabada gaalkacyo.

 

 

1 2 3 4 5 6 7 galkacyo9

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook