opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhalinyaro Soomaali ah oo Dhintay kadib markii lagu gubay Dukaan kuyaala South Africa +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya magaalada Port Elezapeth ee caasimada gobolka Esteren Cape dalka South Africa ayaa sheegaya in xalay dukaan kuyaala xaafad hoos tagta magaaladaasi lagu gubay dhalinyaro Soomaaliyeed oo goob ganacsi halkaasi ku lahaa.

Sida aan Wararka ku heleyno afartan dhalinyro ayaa dhintay kadib markii uu dab xoogan uu qabdsaday dukaankooda, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in xaruntooda dab la qabad siiyay xalay iyaga oo hurdaya.

Warar kale oon la hubin soona baxaya ayaa sheegaya in gubasha dukaanka ay ku sugnaayeen dhalinyaradan Soomaaliyeed uu gubtay kadib markii Istoof wax lagu karsado oo dukaanka dhax yaalay uu qarxay sidaasna uu dukaanka ku gubtay.

Wali ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay booliiska magaalada Port Elezapeth oo ku aadan dhacdaan naxtinta leh ee ku geeriyoodeen dhalinyaradan Soomaaliyeed, waxaan dhacdadan aad uga naxay Soomaalida kunool dalka South Africa.

1 23 4 5

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook