opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kunool dalka Mareykanka oo lagu riday xukuno kala duwan +Video +Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa xukuno kala duwan waxa ay ku riday dhalinyaro Somaaliyeed oo kunool dalkaasi, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay qorsheenayeen in ay ku biiraan Kooxda Daacish.

Cabdullaahi Yuusuf oo kamid ahaa dhalinyarada xukunka lagu riday ayaa lagu helay in uu u safrayay dalka Turkiga si uu ugu biiro kooxda Daacish, waxaana wiilkan lagu riday sanad xabsi ah iyo labo sano oo kale uu horey xabsiga ugu soo qaatay.

Maxkamada kutaala magaalada Minneapolis ayaa sidoo kale xabsi 30-bilood ah waxa ay ku riday Cabdirisaaq Warsame oo isna xeerbeegtida kiisan ku howlaneed sheegeen in lau helay dambiga lagu soo oogay,

Xukunka xabsiga ah ee laga khafiifiyay labadan wiil ee asalkooda Soomaaliga yahay ayaa la sheegay in ay sabab u aheed kadib markii ay kiisaskooda iskaashi kala sameeyeen dacwad oogaha ayna qirteen dambiyada lagu soo oogay qaarkood.

Maxkamada ayaa sidoo kale 10 sano oo xabsi ah waxa ay ku riday Zakariye Yuusuf , waxaa sidoo kale la filayaa in dhawaan maxkamada kutaala dalka Mareykanka ay go’aan ka gaarto iyana lix wiil oo Soomaali ah oo iyana loo heesto in ay Daacish ku biiri rabeen.

1 2 3 4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook