opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhamaan Goolasha Uu Cristiano Ronaldo U Dhaliyay Real Madrid, Immisa Ayaa Rigoore Ah?

FacebookTwitterGoogle+Share

Mashiinka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku fashilmay inuu gool ka dhaliyo kooxda Legia Warsaw ee dalka Poland balse waa mid ka mid ah shan kooxood oo uu ku guuldareystay inuu gool ka dhaliyo waayahiisa kooxda Los Blancos.

Ma dhicin inuu gool ka dhalin waayo wax ka badan shan kooxood, waxaana kooxahaas hogaaminaya kooxda Paris Saint Germain ee dalka faransiiska.

Kooxaha kale ee uu ku guuldareystay inuu gool ka dhaliyo waxaa ka mid ah waayahiisa Real Madrid:

1. Cruz Azul (Mexico)

2. San Lorenzo (Argentina)

3. Dinamo Zagreb (Croatia)

4. Legia Warsaw (Poland)

Sidoo kale waxaa lasoo bandhigay garoomo uu ku fashilmay xidigaan inuu gool ku dhaliyo iyadoo la dareensan yahay inuu garoomo badan gool ku dhaliyay hadana garoomada uu ku fashilmay waxaa kamid ah Etihad Stadium iyo Parc des Princess.

Garoomada Kale Ee Uu Gool Ku Dhalin Waayay:

Estadio de Marrakech (Marrakech, Morroco)

El Arcangel (Cordoba, Spain)
San Siro (Milan, Italy)

GSP Stadium (Nicosia, Cyprus)

Estadio de l’Abbe-Deschamps (Auxerre, France)

Etihad Stadium (Manchester, UK)

Nueva Condomina (Murcia, Spain)

Maksimir (Zagreb, Croatia)

Parc des Princes -Parque de los Príncipes- (Paris, France)

Volkswagen Arena (Wolfsburg, Germany)

Estadio de Gran Canaria (Las Palmas, Spain)

Estadio del Ejercito Polaco (Warsaw, Poland)

Ugu dambeyntiina waxaa lasoo bandhigay tirada rigoore oo uu xidigaan heerka caalami dhaliyay 66-rigoore marka la eego dhamaan goolasha uu u dhaliyay Madrid ee ah 371.

Dhanka La Liga 20% goolashiisa waa rigooreyaal madama uu dhaliyay 53-rigoore 265-gool oo uu kooxda u dhaliyay, dhanka Champions League waa 10-rigoore, halka halka Copa Del Rey uu dhaliyay 3-rigoore.

Ugu yaraan Shan ka mid ah goolasha Ronaldo mid ka mid ah ayaa rigoore ah madama 17.8% ay noqdeen boqoleyda rigoorooyinka uu dhaliyay waayahiisa kooxda Los Blancos.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook