opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Diyaarada Air Jabuuti oo 25-sano kadib Duulimaad ku timid Muqdisho +Video +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Shirkadda Diyaaradaha ee Air Jabuuti ayaa maanta markii u horeysay muddo 25 sano kaddib duulimaad toos ah ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo duulimaad toos ah bilaabeysa Muqdisho iyo Jabuuti.

Diyaaradda Air Jabuuti oo dhowaan dib u howl bilowday ayaa ka qeyb qaadan doona howlaha isu socdka dadka Soomaaliyeed ee isaga kala goosha labada dal.

Mas’uuliyiin ka tirsan Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa soo dhoweeyay in shirkadda diyaaradah a Air Jabuuti ay ku soo biirto shirkadaha caalamiga ee duulimaadka ku imaanaya Muqdisho.

Diyaaradda Air Jabuuti ayaa ka mid noqonaysa Shirkado duullimaad oo heer Caalami ah, kuwaasoo dhowaanahanba Safarro shaqo oo toos ah ka waday gudaha Dalka Soomaaliya gaar ahaa Caasimadda Muqdisho.

12

jabuuti

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook