opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Doorashada Baarlamaanka Aqalka Hoose oo Maanta ka dhaceysa Maamulka Galmudug + COD

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Maanta Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Galmudug ka Bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo galaya Galmudug.

Doorashada oo Bilaabatay Khamiistii la soo dhaafay ayaa Maanta Waxaa mar kale ay ka dhaceysaa Magaalada Cadaado.

Guddiga Doorashada Dadban ee Galmudug ayaa Noo Xaqiijiyay in Maanta ay Doorashada Aqalka Hoose ka Bilaaban doonto Magaalada Cadaado.

Sidoo kale Magaalooyinka Garowe iyo Baydhabo ayaa si lamid ah sida Galmudug oo kale waxaa Dib uga Bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka soo socda ka mid noqonaya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook