opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Doorashada xubnaha aqalka hoose ee Galmudug oo goor dhow Cadaado ka bilaabaneysa+ Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG-ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa maanta la filayaa in lagu doorto Saddex Xildhibaan oo ka mid noqonaya xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose, sida ay sheegeen Guddiga Doorashooyinka Galmudug.

Waxaa hada Magaalada Cadaado ka socota qaban qaabo ku aadan Munaasabada lagu dooranayo Saddexda xildhibaan ee ka mid noqonaya Baarlamaanka soo socda ee ka imaanaya Deegaanada Galmudug.

Yuusuf Diiriye MaxamuudAfhayeenka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboled ee Maamulka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Doorashada inta ugu badan in ay bilaaban doonto maalinta Sabtida ah, balse hada hordhac ahaan ay u sii bilaabayaan.

Waxa uu sheegay 8 Xubnood in la dooran doono maalinta Sabtida, islamarkaana beri oo Jimco ah Guddiga iyo Ergada intaba ay nasan doonaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook