opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Eden Hazard oo ku Guuleystey Xidiga Bishii dhamaatay ee Taageerayaasha Premier League

eden-hazard
FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Chelsea Eden Hazard ayaa Ku Guuleystey Cayaaryahankii Taageerayaasha Horyaalka dalka England ee bishii dhamaatay kadib markii uu helay Codadkii ugu badnaa ee ay bixiyeen Taageerayaasha Horyaalkaas.

Eden Hazard ayaa Sababta uu ugu Guuleystey abaal marinta PFA’s Player of the Month ee October Waxaa lagu sheegay in uu Kooxdiisa ka Caawiyey in ay ka soo dhaqaaqaan kaalinta 10 aad isla Markaana ay yimaadaan Kaalinta 4 aad waxa uuna 3 Gool oo muhiim ah uu dhaliyey bishii lasoo dhaafay Waxaana kujirey Goolkii uu ka dhaliyey Man United.

Hazard ayaa Xiligaan waxaa ka muuqda isbadal weyn markii uu aad hoos ugu dhacay Xiligii la soo dhaafay waxaana uu 31 kulan ku dhaliyey 4 Gool halka Sanadkaan uu dhaliyey Goolal intaa kabadan isla Markaan kooxdiisa ugu dheeley si aan Caadi ahayn.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook