opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Fadeexo: Musharax la’ogaaday in uu lunsaday lacag

maxresdefault
FacebookTwitterGoogle+Share

Mid ka mid ah musharaxiinta caanka ee u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku lug yeeshay musuqmaasuq xilli uu ahaa madaxa hay’adaha ka howlgala dalka.

Buug uu qoray dhowaan C/risaaq Fartaag oo ahaa madaxii Maaliyadda Dowladdii KMG ahayd laguna magacaabo “Breaking Point in Somalia ayaa sheegay in Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya uu lunsaday lacag dhan $900,000 (Sagaal Boqol Kun Dollar) oo loogu talo galay dayactirka Diyaatarka Qaranka.

Lunsashada lacagtaasi ayuu buugu sheegayaa in musharax Jabriil Ibraahim Cabdille uu jeebka ku shubtay sanadadii 2009 iyo 2011-ka, wuxuuna qoraaga Buugga tilmaamay in xilligaasi uu ahaa madaxa Hay’adda Cilmi Baarista iyo wadahadalka Bulshada CRD.

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo dalka gudihiisa ka wada maalmahaan ololaha musharaxnimada, isagoo booqashooyin kala duwan ku tegay gobolada dalka qaarkood ayaa weli jawaab ka bixin eedeymaha loo jeedinayo, isagoo horay dhowr goor u tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka oo iminka bahallo galeen noqotay.

er

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook