opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Faroole Garoowe waxaa kadhacday in Nin Hal malyan oo Doolar lagu soodoortay +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxa Jira Cabasho badan oo kasoo baxaysa Xulida Barlamaanka Soomaaliya Ka Socda Aqalka Hoose Ee barlamaanka Soomaaliya,Kuwaasi oo intooda Badani ka Cabanayaan Inay Bilaamatay Musuq maasuq Barlamaankii oo Lagu Xulayo.

Gudiga 51  Xubnood ee beelaha Ka Socda Ayaa Sheegay Inay Beel Hoose Oo kasta Kuri ku xidhanayaan Xubnahooda Iyagoona Lacagpo siinaya  Kadibna Sitaasi ku Noqonaya Dad U  Afduban Musharax Beesha Hoose Ee xaraysanaya  Xildhibaanka Barlamaanka.

Madaxweynahii hore ee puntland dr cabdirahman Faroole oo hada Musharax U taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Ah waxa Uu ka Hadlay Arimaha Musuq Maasuqa laalushka  halka Ay marayaan .

Waxa Uu sheegay hadii xildhibaanka Musuq Maasuq Lagu Soo xulayo,Muxuu noqonaya Madaxweynaha Ay Soo dooranayaan xildhibaanada Musuq Masuqa Ku dhisani.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook