opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Faroole oo Nabada Gaalkacyo lagu Kala Saxiixday Ceel ku sii Ridaya isagoo Yiri Puntland waxaa ku furan labo dagaal

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay puntland inuu haysto dagaal labo jiho ah oo kaga kala furan Magaalooyinka Gaalkacyo sidoo kale Magaalada Qandala ee gobolka Bari.

Waxa uu sheegay Gobolka Mudug inay kula dagaalamayaan ciidamada Galmudug, halka Gobolka Barina ay kula dagaalamayaan ciidamo ka tirsan Kooxda Daacish oo dhawaan la wareegtay degmada Qandalo oo ah degmo muhiim u ah maamulka Puntland.

Hadalkan Waxa uu ku soo beegmay Xili Galmdug iyo Puntland ay Heshiis ay Gar wadeen ka Yihin Dowlada Somaliya iyo beesha Calamka ay Galmudug iyo puntland ku kala Saxiixdeen Gaalkacyo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook