opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Faysal Waraabe “waad aragtaan Inta Nacas Dhareerku ka daadanayo, aanu soo saarnay” +Video

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Kala qaybsamay ee UCID oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa siwayn u faanay, Isagoo seegay inuu isagu sameeyay Ururkii ugu horeeyay, Wuxuuna sheegay inuu Jecel yahay inuu ku daydo Saxaabigii Cumar Binu-khadaab RC, ee aanu Jeclayn inuu ku Daydo Madaxwayne Obama.

Faysal ayaa si kulul u weeraray Jamaal Cali xuseen, isagoona ku sifeeyay “Qaarbaa intay shalay yimaadeen, waxayn ku leeyihiin Shaqadii ayaan ka Nimid, Bal ka warama anigoo ka imid 20-sano ka hor” Wuxuu sidoo kale hadalkiisa sii raaciyey inuu soo saaray Nacas uu dhareerku ka Qubanayo “waad aragtaan Inta Nacas Dhareerku ka daadanayo, aanu soo saarnay”

Dhinaca kale Faysal ayaa iska Fogeeyay inuu Garab taagan yahay Muuse Biixi Cabdi, isagoona ku dooday in xiligii uu isigu xilkaasi rabay Muuse Siyaasadba aanu ku jirin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook