opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Fenerbahce oo 2-1 kudhufatay Manchester United +Sawiro

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada cagta Manchester United iyo Macalinkeeda Jose Mourinho ayaa ceeb kala soo laaban doona Garoonka Sukru Saracoglu Stadium kadib markii ay kooxda ku dheesha kala kulmeen Guul daro Xaniin badan kulan ka tirsanaa koobka UEFA Europa League.

Manchester United ayaa looga badiyey 2-1 Waxaana Goolasha looga badiyey kala dhaliyey Xidigaha kooxda Fenerbahce ee kala ah Moussa Sow oo daqiiqadii labaadba dhaliyey Gool Mucjiso ah markii uu isaga oo sii jeeda Laad daba mariyey Goolhaye David de Gea.

Goolka labaad oo uu dhaliyey Jeremain Lens ayaa waxaa uu ahaa mid lagu dhaliyey laad Xor ah halka Goolka qura ee Man United uu dhaliyey Wayne Rooneey Goolkaas oo ahaa kii 38 aad ee uu ka dhaliyo Koobab yurub Waxa uuna lasinmay Weeraryahankii hore ee Man United Ruud van Nistelrooy.

Man United ayaa waxa ay leedahay 6 dhibcood halka 2 Kooxood oo kahoreysa ay leeyihiin min 7 dhibcood Waxaana lacayaaray Kulamdii 4 aad Man United Waxa ay kula 5 aad la Cayaari doontaa Naadiga Kooxda Feyenoord oo 7 dhibcood leh Waxaana lacayaari doonaa 24 ka bishaan.

Qaabkii Cayaarta

FENERBAHCE (4-2-3-1): Demirel 6.5; Ozbayrakli 6, Kjaer 7, Skrtel 6.5, Kaldirim 7; Souza 7, Topal 6.5; Lens 7, Potuk 8 (Neustadter 82), Sen 6.5 (Eminike 68, 7); Sow 7 (Koybasi 87)

Subs not used: Fabiano, Van Persie, Ucan, Stoch

Goals: Sow 2, Lens 59

Booked: Potuk

MANCHESTER UNITED (4-2-3-1): De Gea 5; Darmian 5, Blind 5, Rojo 5, Shaw 5.5; Schneiderlin 5.5 (Mata 46, 6), Herrera 6.5; Rashford 6 (Mkhitaryan 61, 6), Pogba 6.5 (Ibrahimovic 30, 6), Martial 7; Rooney 7

Subs not used: Romero, Jones, Young, Fellaini

Booked: Schneiderlin, Herrera, Mata

Referee: Milorad Mazic (Serbia) 7

Star man: Alper Potuk

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook