opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

France oo Dirqi kaga adkaatay Sweden +Sawirro+Video

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Xulka dalka France ayaa Guul dirqi ahayd ka gaaray Kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ay lacayaareen Sweden waxa ayna kaga badiyeen 2-1.

Goolasha Xulka France Waxaa kala dhaliyey Paul Pogba oo bareejeeyey Gool lagala Hormaray dalkiisa markii ay Madaxiisa isaga dhacday kubad kuuma kasayn ah balse Goolka Guusha oo ahaa mid Muran badan u dhaliyey Xidiga West Ham ee Dimitri Payet.

FRANCE: Lloris, Sidibe, Varane, Koscielny, Evra, Pogba, Matuidi, Sissoko, Griezmann, Payet, Giroud

Scorer: Pogba, 57, Payet, 65

SWEDEN: Olsen, Krafth, Lindelof, Granqvist, Augustinsson, Durmaz, Johansson, Ekdal, Forsberg, Guidetti, Toivonen

Scorer: Forsberg, 54

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook