opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaas oo ka warbixiyay Heshiiskii Khadka teleefanka uu kula galay Madaxweynaha Galmudug +Cod+Sawiro

img_3285
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxwaynaha Puntland oo Warbaahinta Boosaaso kula hadlay ayaa ka warbixiyay kulankii xaga Taleefonka ah ee dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug iyo isaga, iyadoona goob joog kulankaas ay ka ahaa Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Boosaaso jooga iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo khadka Taleefonka ku jiray.

Waxaa uu sheegay in ilaa maalinka Jamcaha inta laga gaarayo la dhaqan galinayo xabad joojin rasmi ah kadibna Gaalkacyo la isugu tagi doono.

Taliyayaasha Ciidanka ee Maamulada Galmudug iyo Puntand ayuu sheegay in amar lagu siiyay hirgalinta xabad joojinta khadka Taleefonkana ay soo galeen.

 

 

 
img_3204 img_3205 img_3214 img_3216 img_3218 img_3219 img_3222 img_3225 img_3245 img_3263 img_3285

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook